Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Guudlaawe oo ku baaqay ka qayb galka dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha dowlad gobaleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo hoggaaminayo howlgallada ka dhanka ah ururka alshabaab ee ka socda gobalka Shabeellaha dhexe, ayaa ugu baaqay shacabka in ay qayb ka noqdaan howlgalka.

Guudlaawe ayaa shacabka u soo jeediyay in ay qayb ka noqdaan dagaalka alshabaab ee ka socda qaybo kamid ah gobalada dalka.

Madaxweynaha ayaa waxaa kulanka ku wehlinayay Xildhibaan Xaadoole oo kamid ah mudanayaasha golaha shacabka baarlamaanka jamhuuriyadda federaalka, saraakiil ka tirsan xoogga dalka iyo guddoomiyaha gobalka Shabeellaha Dhexe.FB_IMG_1666095480552.jpg FB_IMG_1666095478582.jpg FB_IMG_1666095476897.jpg FB_IMG_1666095474997.jpg FB_IMG_1666095472091.jpg FB_IMG_1666095470586.jpg FB_IMG_1666095473547.jpg FB_IMG_1666095468452.jpg FB_IMG_1666095466496.jpg FB_IMG_1666095463063.jpg

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this