Sign in to follow this  
Deeq A.

Ra’iisul wasaare Xamse oo gaaray magaalada Jigjiga

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_1666001486608.jpg

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Jigjiga ee caasimadda Dowlad Deegaanka Soomaalida.

Ra’iisul Wasaaraha iyo wafdigiisa waxaa si diirran ugu soo dhaweeyay garoonka dayaaradaha Garaad Wiilwaal ee magaalada Jigjiga, Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Mudane Mustafa Cumar, masuuliyiin ka tirsan dowlad deegaanka iyo dadweyne aad u fara badan.

Ra’iisul Wasaaraha iyo Madaxweynaha ayaa ka wada hadli doona sidii la isaga kaashan lahaa arrimo dhawr oo muhiim ah oo ay ugu horreyso la dagaallanka argagixisada.

PUNTLAND POST

The post Ra’iisul wasaare Xamse oo gaaray magaalada Jigjiga appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this