Deeq A. Posted October 16, 2022 Xisbiga Kulmiye oo khilaaf hor leh ka dhex qarxay. Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Ee gobolka Saaxil ayaa xilal magacabay sidoo kalena xil ka qaadis sameeyay, waxa ku gacansaydhay Gudoomiye Ku-xigeenkiisa oo sharci darro ku tilmaamay magacabista iyo xilka qaadistaba isagoo Hakad galiyay xilalkii uu magacabay Gudoomiyaha uu ku-xigeenka u yahay. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites