Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiirka Ganacsiga oo ugu baaqay wasaaradaha ay quseeyso in ay hubiyaan Nootaayooyinku in ay xogaha macaamiisha u gudbiyaan Al-shabaab

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasaaradda ganacsiga Soomaaliya ayaa sheegtay in shatiga ganacsiga lagala noqon doono ganacsatada la helo in ay xiriir la leeyihiin ururka alshabaab.

Wasiirka ganacsiga ayaa sheegay in wasaaradda ay ku baaqayso   in ay hubiyaan Nootaayooyinku in ay xogaha macaamiisha u gudbiyaan Al-shabaab

311599632_541359181325037_20723386206881 311602382_541359171325038_88817352343331

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this