Sign in to follow this  
SOO MAAL

Strange Elections

Recommended Posts

SOO MAAL   

Qaybe oo dafiray inuu ahaa Murashax u tartamaya doorashada Baarlamaanka

Hargeysa(Jam)- Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ee wakhtigoodu dhammaaday Md. Axmed Maxamed Aadan(Qaybe) ayaa dafiray inuu ka mid ahaa Murshaxixiinta xisbiga UDUB uga sharaxnaa gobolka Togdheer, gaar ahaan Degmada Buuhoodle.

 

 

.Md. Qaybe, oo Jamhuuriya Telefoon kula xidhiidhay habeen hore, ka dib markii lagu dhawaaqay natiijadii hordhaca ahayd ee doorashda gobolka Togdheer, waxa uu sheegay inaanu isagu ahayn Murashax u tartamayay doorashadii Golaha Wakilada Somaliland "Adeer kursiga aad sheegaysaa waa Kee? Yaa kugu yidhi waan sharaxnaa.? Adeer anigu maan sharaxnayn kamanaan mid ahayn Murshixinta UDUB ee gobolka Togdheer, haddii aan sharaxnaa maan Kaambayn[Olole] gareeyo" ayuu yidhi Md.Qaybe oo Telefoonka ugu waramayay weriye Jamhuuriya ka tirsan.

 

 

Md. Qaybe, waxa uu ku jiray liiska Murashixinta xisbiga UDUB uga sharaxnaa gobolka Togdheer, gaar ahaan Degmada Buuhoodle, oo ahaa kursi aan loo tartamayn balse balse uu ku helayay hal dheeri xisbiga ugu codadka badda gobolkaas, kursigaas oo uu qaatay xisbiga KULMIYR oo tirada codadka ugu badan ka helay gobolka Togdheer, taas oo meesha ka saartay rajadii Md. Qaybe iyo xisbiga UDUB ka qabeen inay helaan kursigaas.

 

 

Md. Axmed Maxamed Aadan(Qaybe), oo ahaa Siyaasi iyo Diblomaasi ruug cadaa ah, waxa uu xilka guddoomiyaha Golaha Wakiilada hayay muddo Siddeed Sannadood ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
SOO MAAL   

Marunbaa Udub Sool 6 kursi buu kahelay?

waxaa layidhi dawacaa libaax yidhi hilib inoo qaybi iyagoo badan markaasay cadkasta intay kalabadho tidhaahdaa badh libaax baaleh badhna inta kale oodhan bay uqaybisaa. Waxaan uga socdaa komishanka doorashadu masidaasbaa? ileen tirakasta oo aysheegaan waxay ukalabadhayaan udub iyo labadaxisbi eekale waayo sidee bay sool 6kursi udub ugaheshay oo markii hore lasaadaalinaayey in kulmiye ku horeeyo.teeda kale waxaa iswaydiinleh maxay kuraasida lughaya iyo saylac een cudiba kufoodin ee la iska maamushay sida lasheegay ay kumashinku udub ugu xisaabiyeen ee ay kuwa labada x daahir iyo agabarna uxanibeen kumashinku mawaxay ushaqaynayaan uun si ay usoosaaraan udub? wadwaynuhu igayaa cidaynoonaa dooranaayey qofba qofkuudoono ee uu iskugarto ayuu ufooday waxayna jelcelyihiin in ciday ufoodeen ay arkaan maaha inta 3weeks qol hoosta looga xidho cidiiladoono lasiiyo teeda kale maxaa doorasha kasta oo somaliland kadhacda natiijadeeda du urida maxaa? keena khilaafka? Teeda kale sharaftii doorashada waxaa iskalahaa dadwaynaha ee dawlad iyo xisbitoona ma lahayn siday udhadayna waa la ogaa laakiin malaga yaabaa in ay dadka yar ee dadka reersoomaaliland rabaan in ay hogaamiyaan iskahorkeenaa? horaa looyidhi dawlad aficaan ah lagama huulaysto dakana howl uunbay geliyaan ooyidhaahdaan fooda toodun waa ugooni laba wiig kadib iyaguunbaa yidhaahda waanu guulaysanay.Taasina waxay markhaati utahay in aanay run ahayn dadkaanu wax uqabanaynaa ninwaliba isagu danaysanaayo si uu shaadhkiisa u ilaashado waayo masuuliyadu waa qaali oo waa culays nin wax garanayaana majecla.

Share this post


Link to post
Share on other sites
SOO MAAL   

Isku dhac ka dhex aloosmay xisbiga mucaaridka ee KULMIYE gudihiisa oo keentay in maanta dhaawac loogaystay xooghayihii guud ee xisbiga kulmiye Daa’uud cali Geele.Oct-12-2005

 

 

 

Hargeysa-(HWN)-Waxa musharixiintii xisbiga kulmiye qaar ka mida soo kala dhex galay muran iyo wax is dhaaf dhaafin iyo musuq maasuq ku shubasho ah, iyagoo musharixiinta qaarkood kaga cabanaayey in codkoodi ay ka heleen doorashadii laga shubtay.

 

 

 

Ayaa musharaxa ka mida musharixiinta ka cabanaayey arintaas ayaa waxa xalay taageerayaashiisu ay sameeyeen gadood, arintan oo ka danbeysay raagida ku dhawaaqida natiijada codadka doorashada ee Gobolka Hargeysa.

 

 

 

Waxaanay xalay si adag loo adkeeyey amaanka xarunta komiishanka doorashooyinka Somaliland, musharax cali aw yuusuf ayaa xalay abaaro 8: habeeni tagay xarunta dhexe ee xisbiga KULMIYE halkaas oo ay kula kulmeen qaar ka mida gidada fulinta ee xisbigaas oo ay cabasho u jeediyeen waxaanay u sheegeen inaanay aqbali doonin talaabo kasta oo musuq maasuq iyo wax isdaba marin oo lagula kaco musharaxooga

 

 

 

Mr:Daa;uud Cali Geele ayaa lahadlay taageerayaasha musharax cali aw-yuusuf ee gadoodsanaana ayaa yidhi “wax doorasho layidhaahda waa tartan markaa cidbaa soo baxaysa cidna way hadhaysaa laakiin dad qayru masuula ayaa dadkii wax u sheegaaya oo odhanaaya waxba dhacay oo siilaanyo ayaa codkiini khiyaameeyey oo Sacad Muuse siiyey ama Daa’uud ayaa iibsaday ama komiishankii ayaa codkeeni khaldayâ€waxaanu intaa raaciyey inuu Cali aw-yuusuf soo baxay ee qalalaasaha joojiya

 

 

 

Waxa kale oo ay taageerayasha musharax cali aw-yuusuf tageen xarunta komiishanka doorashooyinka oo ay is hortumeen halkaas oo uu kula hadlay Jawaan oo katirsan komiishanka oo qanciyey dadkii,

 

Xaafada iftin ee musharaxa ayaa xalay aad looga dareemayey saaxada balaadhan oo cirka isku shareertay, hadaba isna musharaxa lahaa codka cali aw-yuusuf ayaa loogu shubay lana yidhaahdo C/laahi Black ayaa taageerayaashiisii maanta duhurkii soo weerareen xarunta dhexe ee komiishanka oo ay halkaa nabaro ku gaadhsiiyey xooghayaha guud ee xisbiga Kulmiye Daa;uud cali geele iyo iyagoo burburiyey xaruntii halkaasi Araintan ayaa noqotay mid aad ay dadku ula yaabaan oo cirka isku shareertay oo uqaadan waa ku noqotay dadkii.

 

 

 

Aroorta ayaa lafilayaa in lagu dhawaaqo natiijadii Gobolka Hargeysa oo muran weyni kataagnaa .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gediid   

^^^Ala markaad cuqdad yururuta tahay habar kasta oo duusta war baad modeysaa......

Soomal or should I call you somaal naceeb cuz if you say you are a true Somali then it would make you proud that a group of Somali people sat down and decided to live a life that is both civil and humane instead of one where the law is the gun and mayhem is the order of the day.....

I mean come on who you trying to fool here with a name thats far from consistent with what you believe in.Your whole purpose of life I suppose till the day you leave this earth will be filled with cuqdad and qabiil naceyb but unfortunately cid ku joojineysaa baa iska yar...While people decide what they want in life through the ballot box adna sida habar walaan oo odeygii islan yar ka raacey baad somalia online qoraal bilaa micna ku soo qoreysaa....

Waar talo hadaad rabtid sidii saambuuse laga adimey ha noqon........

 

Just to drive your to the edge of insanity here are a few of the achivements that Somaliland has reached in 14 years within the country without intereferance or assistance from no one:

 

1991-Elected a president in Burco for 2 years

1993-Elected a new president in Borame

1997-Re-elected the same president in hargeisa

1999-Held a referendum to ratify a new constitution

2001-Held the first nationwide local government elections

2002-Held the first nationwide presidential elections

2005-Held the first nationwide parliamentary elections

 

Now thats an achievement anyone even one with deep hatred will acknowledge but I suppose you are a few steps above hatred.If I was asked to diagnose what you have I think it would border complete madness derived from seeing people doing well for themselves.....

Share this post


Link to post
Share on other sites
SOO MAAL   

Gediid

What did I say to deserve all these all insults and character assassination; if your arguments don’t hold water, you don’t have to offended me,

 

I even didn’t posted my own opinion, The three articles I posted I took from your Somaliland sources and not Radio Laascaanood or any other Puntlander or Somali source – I don’t know if you saying that Somaliland sources are worthless

 

 

Your comments should address articles, and you should not comment about me (soomaal) because you don’t know me, unless you hate everyone from sool Sanaag cayn regions

 

I am Somali huwan calanka Somalia, ah na wadani jecel dalkiisa Somalia, anuu ma ahi somalidiid ama Somali naceeb

 

till the day you leave this earth

The day, I am leaving this earth only Allaah knows, and shouldn’t worry about it

 

If Somaliland achieved something good for them, but so-called Somaliland cannot justify their aggression against the people of sool Sanaag and cayn.

 

 

I just surprised what kind of elections that Somaliland held, when the leading Somaliland newspaper jamhuuriya saying that Somaliland’s parliament speaker qeybe wasn’t aware that he was candidate

 

Because it’s Ramadan, I will not reply your vulgar language

 

Ramadan kariim

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^LOL

 

I am Somali huwan calanka Somalia, ah na wadani jecel dalkiisa Somalia, anuu ma ahi somalidiid ama Somali naceeb

Miskiin yaa dalas yaa saaxibul khurafaad.

 

I am just glad that only rotten indivituals share your views. The only place where the Somali name shines like a star, is where I am from. Somalida sharafta leh iyo aduunka oo dhami wa ii qirsantay taa. Laakin adiga, waxaad tahay ayaa iska yar. Misqaala daratan sharanyara/khayranyarah iguma kordhin kartid, igamana dhimi kartid.

 

Hadaad Somalia dooneysid, you know where to go. The people move, not the land. ;)

 

And my Somalinimo is superior to your rotten one. I say, either 5 as 1 or 5 as 1s. If you know what that means.

 

 

As for your topic... that is about as much a "negative news" (even if in your opinion you think they are as such) you will ever get in regards to Somaliland. icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
SOO MAAL   

Yaa daalim

I am just glad that only rotten indivituals share your views.

Yaa soo baray sida loo hadlo

 

The only place where the Somali name shines like a star, is where I am from. Somalida sharafta leh iyo aduunka oo dhami wa ii qirsantay taa.

Ma soomaalidiidland

 

waxaad tahay ayaa iska yar

anuu sidaada ma riyoodu

 

Misqaala daratan sharanyara/khayranyarah iguma kordhin kartid, igamana dhimi kartid

Maxaa iga kaa galay, adaaba i daba ordaya ee iga hadh, hadii kale waxaa la yidhi nin aanan shantaadu kaa reebin wax kale kaama reebo

 

Anuu mithqaala khayr ah kuguma ogi, ee iska jir inaad mithqaala shar ah ila soo raasatid

 

Hadaad Somalia dooneysid, you know where to go. The people move, not the land.

Daalimsanaa, aduu dhulka soomaaliyeed maad ka tagtid markii 1988 aad waalatay, nin ilaahay sharaf u dhameeyey, oo ummada soomaaliyeed ka xoreeyey gaalo baad leedahay dhulkaaga ka tag, waalanaa

 

And my Somalinimo is superior to your rotten one.

Soomaalidiid maxuu ka ogyahay soomaalinimo, waxaa laga raacay bari baan aheen british slaves

 

I say, either 5 as 1 or 5 as 1s. If you know what that means.

Horta waxba igama galin waxaasheegasid taas waa danahaaga, hadalka gaalo dabadhilifnimo igadaa

 

Waalanaa nimankani oo xitaa joornaalkoodana ma ka xanaaqayaan hadii la soo post gareeyo

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gediid   

^^^^Gabar kiiska iska washey baa odeyaal u tageen markaas bey ku yidhaadeen Adeer waxaad ku jirtaa kuma fiicna maad iska deyn markaas bey ku jawaabtey adeer hadalka ii dadajiya rag baa is sugayee.....Taalo ayaa lagu siyey markaas baad weli hadal meel aan gadheen si wadaa.....Get a life baan ku leeyahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this