Sign in to follow this  
Deeq A.

Furihii Somalia +252 weli malaga bedelay Somaliland?+Miisaniyada ku baxday & Sababta!

Recommended Posts

Deeq A.   

Furihii Somalia +252 weli mallaga bedelay Somaliland ?

somali.png

Mashruucan Sannadkii hore ayuu Wasiirka Isgaadhsiintu keenay, waxa layna yidhi Somaliland ayaa laga beddelayaa +252 oo ah furaha dalka Somali. waxa loo qorsheeyay 500,000,000 SLSH, Shantaa Boqol ee Milyan halkee la mariyey? deadline-ka shaqadu wuxuu ahaa 31-December-2021, Sannad kadib malla bedelay furihii +252 ? maxaa lagu qabtay lacagta xaddigaa leh ?
May be an image of text

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this