Deeq A. Posted October 13, 2022 Madaxweynaha Puntland Siciid Cabullaahi Deni ayaa magacaabay guddiga la sheegay in ay ka shaqayn doonaan dardergelinta arrimaha doorashooyinka iyo fududaynta tasiilaadka looga baahan yahay dowladda. Guddiga oo ka kooban 11 xubnood ayaa kala ah; 1. Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha, Federalka iyo Dimuqraadiyadda – Guddoomiyeye.2. Wasiirka Wasaaradda Amniga iyo DDR – Xubin.3. Wasiirka Maaliyadda – Xubin.4. Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Diinta – Xubin.5. Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta – Xubin 6. Wasiirka Warfaafinta – Xubin7. Wasiirka Haweenka – Xubin8. Wasiirka Waxbarashadda – Xubin9. Wasiirka Caafimaadka – Xubin10. Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada – Xubin11. Madaxtooyada – Xoghayn PUNTLAND POST The post Madaxweyne Deni oo guddi magacaabay appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites