Sign in to follow this  
Deeq A.

Dowladda Switzerland oo Mamnuucday Qaadashada Indhoshareerka

Recommended Posts

Deeq A.   

Dalka Switzerland oo go’aan adag ka qaatay Xijaabka ay xirtaan hablaha Muslimiinta ah, kadib markii Qaanuunka cusub laga soo saaray arrimaha la xiriira Xijaab.

Qanuunka dalkaaas Switzerland ayaa dhigaya in $1000 lagu ganaaxi doono haweeneydii ama qofkii indhashareer kusoo xirata goobaha caamka ah ee dadweynaha.

Arrintaan kasoo baxday dowladda ayaa waxaa walaac ka muujiyay hablaha Muslimiinta ah, waxaana dowladdu sheegtay in looga golleeyahay in lagu ilaaliyo amniga.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this