Sign in to follow this  
Deeq A.

Xog ku saabsan Dhulka Madaxtooyada S/land ee Galbeedka Hargeysa

Recommended Posts

Deeq A.   
Dhulka Madaxtooyada cusub ee JSL waa 86 block, cabbirka baloodhku waa 90*48 Meter, Degsiimo ahaan waxa degi kara 869 qoys 24*18 Meter, Dhulkaa waxa laga qaaday dadkii lahaa oo la bilaabay dhisma Madaxtooyada April-8-2019, Dhulkaa waxa lagu wareejiyay deyr weli lagama bilaabin dhismihii Madaxtooyada cusub ee JSL !

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this