Sign in to follow this  
Deeq A.

Abwaan Yuusuf Shaacir oo Muqdisho ka degay

Recommended Posts

Deeq A.   

Abwaan Yuusuf Shaacir ayaa ka degay Muqdisho ka dib markii Abwaanka  dhawaan Dawlada Somalia u magacaabay Xubin ka tirsan Gudida Habeynta Luuqada Afka Somaliga.Ku darsoo Yuusuf ayaa sidoo kale ah La-taliyaha golaha wakiilada Somaliland ee dhanka Dhaqanka.

shaacir-1024x768.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this