Deeq A. Posted October 13, 2022 Abwaan Yuusuf Shaacir ayaa ka degay Muqdisho ka dib markii Abwaanka dhawaan Dawlada Somalia u magacaabay Xubin ka tirsan Gudida Habeynta Luuqada Afka Somaliga.Ku darsoo Yuusuf ayaa sidoo kale ah La-taliyaha golaha wakiilada Somaliland ee dhanka Dhaqanka. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites