RedSea Posted February 23, 2007 London: click here for pics.... Oslo: Mudaharad Balaadhan Oo Lagu Tageerayo Qadiyada Oo Ka Dhacay Dalka Norway Bananbax Baldhan Oo Lagu tageerayo Qadiyada Somaliland ayaa maanta galinkii hore ka dhacay dalka norwey Casimadiisa OSLO,hadaba Wariye Dalmar oo maanta goob joog ahaa ayaa warbixintan nooga soo direy. Mudaharaadkan oo aad u quruxbadnaa oo ay soo abaabuleen jahliyada Somaliland ee dalka Norwey iyo Xafiiska Somaliland u jooga dalka Norway oo uu hogaminayo Maxamed Liilan ayaa waxa kasoo qayb galay dadk reer Somaliland ah oo ay tiradoodu kor u dhaaftay boqlaal Muwaadin oo ay ka muuqatey wajigooda shuucur wadaninimo aad aad u xoog badan kuwaas oo ay hor kacayeen cidamada boliska Norway oo fardo ku jeeni qaaran iyaga oo si maamus iyo xushmadi ku dheehantahay u hor kacayey Norwija-Somalilanderka halkaas ku mudahardaayey.Sidoo kale booliis faro badan ayaa iyaguna wadooyinka ku taxnaa oo xanibey mudo daqiiqado ah gadiidka tirada badan ee wadooyinka waaweyn u kala gudbayey. Waxaa uu mudaharaadku bilowdey aabaro 12.30 duhurnimo wakhtiga Norwey iyada oo socdka mudaharaadka laga soo bilaabey goobta lagu magaacabo Yuongstorge halkaaso ay hor kacayeen oo ah khayriyada magalda OSLO halkaas oo looga sii socday guriga Barlamaanka halkaas oo uu ku qaabilay hogaamiyaha gudida arimaha jiyaasada ee debeda Mr OLAV AKSELSEN. waxa uu Xildhibaanka ka balan qaadey in uu arimaha qadiyada Somaliland soo hor dhigi doono gudiga arimaha dibeda u qaabilsan dalka Norwey oo ka kooban 11 xubnood oo ka kala socda Xusbiyda siyaasiga ah ee dalka Norway. Waxaa mudaharaadka lagu soo gabgabeeyey wasarda arimaha dibeda ee dalka Norway ka dib markii ay qaabileen madax ka socoda xafiisksi. Gry Larsen oo iyadu ah lataliyaha wasiirka arimaha debeda ayaa hadaladeedii ku soo dartay in qadiyada Somaliland ay aad uga dhegsanyahiin iyada iyo wasiirka arimaha dibeduba. Waxa kale oo hadalo muuhim isaguna goobta ka yidhi hogaamiyaha gudida UN-tu u xil saartay nabadaynta dalka deriska ah ee Somalia. Ugu danbeyntii waxa ay Faduma Madar oo ka mid ahaa qaban qaabiyaasha mudaharaadku oo TVsle halkaas ku waraystay sheegtay in uu mudaharaadku u dhacay sidii ay ugu talo galeen iyo si ka sii quruxbadan. Tvsleurope Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xargaga Posted February 23, 2007 good pics, but saxb dee nagadaa sawiradan aad nagusoo celcelisay. I like the pic of that face painted kid. creative indeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taako Man Posted February 23, 2007 Is there a reason why you repeated the pictures 4-5 times? Anyhow here is a pic I found in London. I guess height is a factor for recognition? Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted February 23, 2007 ^^^That is his actual height, he is not standing on top of something. His name is Ina 'Bisad', he is one of the tallest people alive today. BTW..my bad, it's fixed now. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted February 23, 2007 So now just out of curiosity, how Ina 'Bisad' actually got there? I dont think he can use the public transport (tube, blackcap, busses) with that size and hight! Could it be he got his own custom-made super car donated to him by a donor Quote Share this post Link to post Share on other sites
Lake Posted February 23, 2007 Dude is huge... Quote Share this post Link to post Share on other sites
A.J. Timacadeh Posted February 23, 2007 i remember seeing ina bisad on the docks in berbera in 91-92 when i was only 8 he was massive. we just used to run along with him. there was a documentary on the bbc not too long ago which he was on and i remember that he was on there and they said he was going to have massive health problems due to the unstoppable growth spurts. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted February 23, 2007 It is always inspirational when seen a group of people or an individual exercising their or his/her freedom of expression. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted February 23, 2007 How come no hot chicks taking part in the demo?!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sky Posted February 23, 2007 Ina Bisad, patriotic Somalilander to the core, was born and raised in Qardho right? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jaylaani Posted February 23, 2007 DUSHA TIMAHA GUUDKEE DIB U DHAAFAY ADHAXDIYO DABNAHA HADALKA QAADMADA ILKA DABR CAS KAGA YAAL Lol@qardho...dhaxan miyaa meesha ku badata? Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted February 24, 2007 Why hold these demuse, its not even 18 May? Or maybe there is soem panic we do not know about? Quote Share this post Link to post Share on other sites