Sign in to follow this  
Deeq A.

Daawo:Mawqifkayagu waxa weeye in marka la gaadho 13-ka November aanan M/weynaha & Xukumadiisa toona u aqoonsanayn sharci inay ku fadhiyaan”….Murashax Cirro

Recommended Posts

Deeq A.   
Anagu waxaanu u aragnaa muddo kordhin xaaraan ah, haddii aan xal la isugu iman oo aan xal siyaasi ah la isugu iman oo aan caqligu shaqayn Mawqifkayagu waxa weeye in marka la gaadho 13-ka November aanan xukumadda iyo madaxweynaha toona u aqoonsanayn inay sharci ku fadhiyaan.Taas oo ka dhigan in Wixii ka danbeeya 13 Nov. Ay yihiin isaga iyo Muuse Biixi rag Siman.
Musharrax Cabdiraxmaan Cirro
May be an image of 7 people, people standing and indoor

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this