Sign in to follow this  
Deeq A.

Cadadka Lacagta ee M/weyne Muuse Biixi ku daray Kaalmada loo ururiyey Fanaanka Cabdinasir M.Caydiid

Recommended Posts

Deeq A.   
Madaxtooyada Somaliland oo la filayay in ay Dhakhtar Dibadeed u dirto Fannaan Cabdinaasir Macalin Caydiid, ayaa 3000 oo dollar oo keliya ku dartay kaalmada loo ururinayay sida guddida hawsha Qaadhaan ururinta Fanaanka wadaa shaacisay.Halkii dhakhtar dibadeed laga filaayey inay u dirto.
Madaxtooyadu miyey awoodi weyday inay dhakhtar dibadeed u qaado Fanaan Cabdinasir Macalin Caydiid mise way hagratay ?
May be an image of 2 people and text

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this