Sign in to follow this  
Deeq A.

M/weyne Biixi oo ka noqday Dhul dad leeyahay oo Xukumadiisu ku sheegtay Aaga Wershadaha

Recommended Posts

Deeq A.   
M/weyne Biixi Cabdi ayaa ka noqday Aaga Warshadaha Hargeysa oo dhawaan ay ka dhagax dhigeen Masuuliyin ka tirsan Golihiisa Xukuumada  iyo Golaha deeganka Hargeysa.
Sababta joojinta Madaxweynaha ayaa lugu sheegay inay tahay Qaylo ka soo yeedhay dadka dhulkaas leh, oo si adag ugu hanjabay inaanay yeelayn in dhulkooda laga wareego.
mb-3.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this