Gallad Posted August 15, 2010 Fadliga bisha barakeysan owgeed ayaa maamulka Ahlu Sunna ee Degmada Caabudwaaq ayaa waxay xariga ka jareen maxaabiistii ugu badneyd oo loo heystey dambiyo kala duwan. CLICK HERE Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted August 15, 2010 Maamulka Ahlu Sunnah Wal Jameeca ayaa shaaca ka qaaday in maxaabiistaasi aan wax dembi ah lagu helin, ayna go’aansadeen ka maamul ahaan inay iska siidaayaan si ay uga faa’iideystaan fursadda Bisha Barakeysan ee Ramadaan. Qofka aan wax dembi ah lagu helin waa khasab in xabsiga laga sii daayo, sida ugu dhakhsaha badan. Markeedi horaba May ahayn in aad sugto ilaa iyo bisha Ramadaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 16, 2010 Waa kuwii soomay Khamiistii in gobolka Galgaduud kaliya in order just lagu xumeeyo kuwii la baxay Barbaarta oo soomay Arbacadii in the other gobols. Soonkii ayaa siyaasad dhaafay, just ku xumeys iyo waxaas. Waa wareey. Ciyaal ciyaalnimo meeshaas mareysaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites