Sign in to follow this  
Paragon

A new university opens in Mogadishu

Recommended Posts

Paragon   

Waxaa Magaalada Muqdisho laga hirgaliyay dhismo aad u balaaran oo ay gateen Jaamacada Magaalada Muqdisho jaamacadan ayaa waxa ay furantahay ku dhawaad tobon sano waxaana ay hada ka hor ay gashay gaalinta 79 ee jaamacada Africa waxaana la aasaasay 1997 Iyadoo ay jaamacadan ay hada ku jirto jaamacadaha aadka looga xiiseeyo dunida Islaamka

 

uytuytj.jpg

Waa Gudha Jaamacda oo ay ka soo baxayaan Macalimiinta wax ka dhiga

 

t4yth.jpg

Waa qaar ka mid ah qaybta Jaamacda oo Ardaydu wax ku baranayaan

 

iujh.jpg

 

---> Onkod

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nice development, kudos to reer Banadir for accomplishing such a noble act!

 

May Allaah reward them for their good deeds. Our country needs every progress possibable.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Coloow   

Good news, '

 

Muqdisho has already several universities. What it needs are primary and secondary schools- and schools/centres that could rehabilitate the thousands of Moryaans.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maan, I was there a few years ago, a place aanan iloowi karin because of an unforgetful incident. Waa marka uu shubka ku socday. Illeen meesha waala dhameeye. Qurux iga dheh.

 

Xamar duurkeeda waaye laakiin, dhanka waqooyi ee Balcad.

 

Boggaadin Ditoor Cali Sh. Axmed Abuukar, Barfasoor Xuseen Macalin Iimaan iyo dhamaan asxaabtiina. And baliis, meel kulliyada afka hooyo lagu hormariyo hirgiliya. Too much Carabi iyo Ingiriis kaligood waxmataraan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

We need more like those projects and more military Schools for the defense of our religion and country against the next door vicious enemy of Ethiopia and Kenya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this