Paragon Posted November 4, 2006 Waxaa Magaalada Muqdisho laga hirgaliyay dhismo aad u balaaran oo ay gateen Jaamacada Magaalada Muqdisho jaamacadan ayaa waxa ay furantahay ku dhawaad tobon sano waxaana ay hada ka hor ay gashay gaalinta 79 ee jaamacada Africa waxaana la aasaasay 1997 Iyadoo ay jaamacadan ay hada ku jirto jaamacadaha aadka looga xiiseeyo dunida Islaamka Waa Gudha Jaamacda oo ay ka soo baxayaan Macalimiinta wax ka dhiga Waa qaar ka mid ah qaybta Jaamacda oo Ardaydu wax ku baranayaan ---> Onkod Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted November 4, 2006 ^^^Masha Allah and Well done to reer Mogadishu for organising and completing such a grand project. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted November 4, 2006 ^^Maasha-Allaah indeed. Investment in education seems to be a safer option for society. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fiqikhayre Posted November 4, 2006 Nice development, kudos to reer Banadir for accomplishing such a noble act! May Allaah reward them for their good deeds. Our country needs every progress possibable. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 5, 2006 WOW ,,,,,, ALLAH HA U SIYAADIYO Quote Share this post Link to post Share on other sites
Coloow Posted November 5, 2006 Good news, ' Muqdisho has already several universities. What it needs are primary and secondary schools- and schools/centres that could rehabilitate the thousands of Moryaans. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted November 5, 2006 Maan, I was there a few years ago, a place aanan iloowi karin because of an unforgetful incident. Waa marka uu shubka ku socday. Illeen meesha waala dhameeye. Qurux iga dheh. Xamar duurkeeda waaye laakiin, dhanka waqooyi ee Balcad. Boggaadin Ditoor Cali Sh. Axmed Abuukar, Barfasoor Xuseen Macalin Iimaan iyo dhamaan asxaabtiina. And baliis, meel kulliyada afka hooyo lagu hormariyo hirgiliya. Too much Carabi iyo Ingiriis kaligood waxmataraan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted November 5, 2006 Excellent job by those selfless indivituals that made it come true. Well done. Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted November 5, 2006 More and more positive news these days masha allah, may it continue, amiin Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted November 5, 2006 Masha allah, very great news, well done for those who taken part,Allow soomali u sahal... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Alle-ubaahne Posted November 5, 2006 We need more like those projects and more military Schools for the defense of our religion and country against the next door vicious enemy of Ethiopia and Kenya. Quote Share this post Link to post Share on other sites