Sign in to follow this  
Deeq A.

Xasan Sheekh oo xilka qaadis iyo magacaabis sameeyay

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_16651694743134641.jpgMaareeyaha cusub ee Taya-dhawrka

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wareegto uu soo saaray wuxuu xilkii kaga qaaday Maareeyihi Hay’adda Taya-dhawrka Aadan Xasan Barre.

Madaxweyne Xasan ayaa Maareeyaha cusub ee hay’addaas u magacaabay Cali Yaasiin Gurbe oo ka mid ahaa shaqsiyaadkii ka soo qaybqaatay ololihiisii doorashada.

FB_IMG_16651698421382303.jpg

PUNTLAND POST

The post Xasan Sheekh oo xilka qaadis iyo magacaabis sameeyay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this