Deeq A. Posted October 7, 2022 Maareeyaha cusub ee Taya-dhawrka Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wareegto uu soo saaray wuxuu xilkii kaga qaaday Maareeyihi Hay’adda Taya-dhawrka Aadan Xasan Barre. Madaxweyne Xasan ayaa Maareeyaha cusub ee hay’addaas u magacaabay Cali Yaasiin Gurbe oo ka mid ahaa shaqsiyaadkii ka soo qaybqaatay ololihiisii doorashada. PUNTLAND POST The post Xasan Sheekh oo xilka qaadis iyo magacaabis sameeyay appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites