General Duke Posted August 19, 2008 Xaflad lagu soo dhoweynayay Ciidamo Boolis ah oo Dalka Ethiopia lagu soo tababaray oo ka dhacday Xarunta Gaadiidka booliiska ee magaaladda Muqdisho. Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay, isla markaana lagu soo dhoweynayay Ciidamo Boolis ah oo lagu soo tababaray Dalka Ethiopia ayaa ka dhacday Xaruntii Gaadiidka Booliska, iyadoona Ciidamada Booliska ee Ethiopia tababarka ku soo qaatay ay si rasmi ah uga mid noqdeen Ciidamada Booliska Soomaaliyed. Xafladan oo ay ka qeyb galeen Taliyeyaasha Sare ee Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyed ayaa waxaa ka mid ahaa ku simaha Ciidanka booliiska Soomaalieed, Gen. Cabid Maxamed Joon. Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Gen. Bashiir Maxamed Jaaamac, taliyaha qeybta guud ee Booliiska soomaaliyeed G/sare Cali Saciid Madaxa akadeemiyadda Ciidanka Booliiska Gen. Yuusuf Dhuumaal ,afhayeenka ciidanka booliska G/sare cabdulaahi Xasan Bariise Saraakiisha iyo saraakiil xigeeno iyo waliba kooxda heegan. Munaasabadda soo dhaweynta iyo wacyi gelinta ayaa waxaaa ugu horeyn halkaas ka hadlay Madaxa hogaanka tabarada iyo ka hortagga danbiyadda Gen.Yuusuf Xuseen Cismaan (Dhuumaal) waxaa uu sheegay in xafaladan lagu soo dhaweynayo xubno manta iyo wixii ka danbeeya ku soo biiraya ciidanka booliiska soomaaliyeed iyo kuwa tababar ku soo qaatay dalka Ethiopia oo isu dhafan saraakiil hore, saraakiil xigeenno, alifleey iyo dableey, waxaana uu sheegay in la guddoon siin doono abaal marino isugu jira dalacaad iyo shahaadooyin, taasoo ay ku muteysteen sida uu sheegay kaalintii wax ku ool ka ahayd ee ay ka qaateen qaadashadda tababarka, isagoo intaas ku daray in ay soo lugeeyeen dooloow illaa muqdisho. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted August 19, 2008 young recruits Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted August 19, 2008 Big man Bashir Quote Share this post Link to post Share on other sites
dhulQarnayn Posted August 19, 2008 MOTHER SOMALIA IS ON THE MARCH AGAIN. Kudos to all the young brave recruits of the Somali National Police Force. MAY ALLAH PROTECT YOU ALL. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted August 19, 2008 They are the real hero's, no real pay and much danger, but this is an essential part of the restoration. May Allah protect you and reward you. Quote Share this post Link to post Share on other sites
LayZie G. Posted August 20, 2008 ^DUKEY, check out the 7th picture. I just spotted a child soldier, end of the line. A child soldier for heaven's sake, what is so heroic about that? Unless oo curi yahey, which is highly unlikely, the head of the police force is very incompetent if he is allowing minors to sign up. Other than that, I can finally say how proud I am of the progress the police force has made to recruiting these young and very very old men. Very impressive and I couldn't be more proud of our force, well done. where is the somaliland police force that took 17+ yrs to build? A better question is whether or not they have such a thing in the first place, hahaha. Quote Share this post Link to post Share on other sites
unknown1 Posted August 20, 2008 insha'allah their bodies will lie under Abu mansurs(xafidahullah) feet. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhubad. Posted August 20, 2008 Originally posted by General Duke: Big man Bashir Is this Bashiir Goobe from London? Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted August 20, 2008 ^^^Indeed thats him saxib. Lazy Girl stop it ok. Those are not child soldiers Somali's tend to be skinny and young looking, but these individuals are over 18 years of age. The old men are the trainers and have the experince of actually being Police officers and not the usual militia killers we have had for 17 years. Its only the beggining.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted August 20, 2008 And how do they verify age? Anyway, Good progress. Somalia must get out of the ditch. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xidigo Posted August 20, 2008 Are they all from Puntland? Quote Share this post Link to post Share on other sites