Sign in to follow this  
Deeq A.

Boggii Rasmiga ahaa ee Villa Somalia oo la jabsaday

Recommended Posts

Deeq A.   

Boggii Rasmiga ahaa ee Villa Somalia oo la jabsaday

villa.jpg

Bogga rasmiga ah ee ay Instagram-ka ku leedahay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa lasoo geliyay muuqaal lagu aflagaaddeeyay madaxweynaha iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan dowladda Soomaaliya.

Qofka muuqaalka soo geliyay ayaa soo raaciyay qoraal uu ku sheegayo in uu isagu la wareegay boggaas.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this