Sign in to follow this  
Deeq A.

Gudidii Diiwangelinta Ururada Siyaasada & Axsaabta oo Ururo kala taageeray

Recommended Posts

Deeq A.   
Sawirka calaamada ku jira ee idiin muuqdaa Waa Cabdale Ibrahin Maxamed Waana xubin kamid ah gudida diiwaangelinsta furista ururada Somaliland
Cabdale wuxuu kasoo muuqday shir beeshiisu ku taageeraysay urur Siyaasadeed ka Horseed ee uu Hogaamiyo Cabdilahi darawal oo ay hayb ahaan kasoo wada jeedaan Gobolka Hawd iyo Koonfurta hargaysa
Sidee Loogu kalsoonaan karaa Xubintan Ay ahayd inay dhex ahaato hadase qabiilka uxusul duuban?
May be an image of 10 people and people standing

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this