Sign in to follow this  
Deeq A.

Af-hayeenka Gudida Diiwangelinta Ururada Siyaasada oo ku dhex milmay Xukumada & Xisbiga Kulmiye

Recommended Posts

Deeq A.   
Afhayeenka Guddida Diiwaangelinta Ururada Siyaasadda iyo Ansixinta Axsaabta Qaranka (GDUS&AAQ) Mukhtaar Cabdi Jaamac ayaa ka soo dhex-muuqday shir ay Masuuliyiinta Xukuuumada Biixi iyo Xubno ka mid ah Xildhibaanada la dhacsan siyaasada Kulmiye ee Beesha West Burco Clan ay dib ugu soo lad-qabaynayeen Xildhibaan Khadar Guun oo muddoba ka dibad-meer ka ahaa tageerada Muuse Bixi.
Haddaba, sidee loogu kalsoonaan karaa xubintan? Miyaanu ogayn in uu yahay Garsoor!
May be an image of 15 people, people sitting, people standing and suit

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this