Sign in to follow this  
Deeq A.

Taliyihii hore ee Nabad-sugidda Puntland oo geeriyooday

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_1665050244456.jpg

Alle ha u naxariistii, Taliyihii hore ee hay’addii Nabad-sugidda Puntland ee PSS Gen. Cabdullaahi Aden Dudde ayaa ku geeriyooday dalka Holland.

Geerida marxuumka waxaa xaqiijiyay Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, islamarkaana ka tacsiyeeyay.

” Alle ha u naxariisto Gen. Cabdullaahi Aaden Dudde Taliyihii hore ee Hay’adda Nabad Sugidda Puntland oo ku geeriyooday Dalka Holland” ayuu yiri Madaxweyne Siciid Deni.

“Geeridiisa waxaan uga tacsiyeeynaya Shacabka, Saraakiisha Ciidamada Dowladda, eheladii iyo qoyskii uu marxuumku ka geeriyooday” ayuu sii raaciyay.

PUNTLAND POST

The post Taliyihii hore ee Nabad-sugidda Puntland oo geeriyooday appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this