Sign in to follow this  
Deeq A.

Hiiraan: Ciidamada dowladda oo dib ula wareegay Moqokori iyo Yasooman

Recommended Posts

Deeq A.   

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo ay weheliyaan ciidamo beeleedyo hubaysan ayaa hadda dib ula wareegay degaannada Moqokori iyo Yasooman ee Gobolka Hiiraan oo ay dhowaan ka soo baxeen sida laga soo xigtay goob-joogayaal.

Dagaallamayaasha Al-shabaab ayaa lagu soo warramayaa in ka hor inta aysan Ciidamadu gaaran ay isaga carareen degmada Moqokori iyo degaanka Yasooman oo ay saacadihii la soo dhaafay ku sugnaayeen.

Saraakiisha hoggaaminaya Ciidamada dowladda ayaa sidoo kale ku hanjabay in ay Al-shabaab ka saarayaan weli degaannada ay kaga harsan yihiin Gobolka Hiiraan.

PUNTLAND POST

The post Hiiraan: Ciidamada dowladda oo dib ula wareegay Moqokori iyo Yasooman appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this