Sign in to follow this  
Deeq A.

Xisbiyada Mucaaradka Oo Go’aan Culus Maanta Ka Qaadanaya Muddo Kordhintii Muuse Biixi.

Recommended Posts

Deeq A.   

Xisbiyada mucaaradka ee Somaliland ayaa maanta  go’aan rasmi ah ka soo saaraya muddo kordhintii shalay golaha guurtida Somaliland ay u sameeyeen mudo xileedka madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, iyagoo muddo laba sanno ah u kordhiyay.

Wararka la helayo ayaa tilmaanaya in hoggaanka labada Xisbi ee Wadani iyo UCID uu u soo dhammaaday wadahadallo illaa shalay u socday, waxaana si rasmi ah u cadeyn doona tallaabooyinka ay qaadayaan.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this