Sign in to follow this  
Deeq A.

Muxuu Boqor Buurmadow ka yidhi Mudo-kordhinta loo sameeyay Muuse Biixi & Golaha Guurtida

Recommended Posts

Deeq A.   
Waa wax aan xishoonayn oo illahay ka baqayn nimankaa xaabada ah ee golaha guurtidu lagu sheegayaa,
Iyagu dantooda ayeey wataan Ina biixina dantiisay wadaan lkn walahi inaanay ka fekerin danta qaranka.
Reer Somalilanow indho iyo caqliba illahay baa ina siiyee yeynaa aqbalin.”
Boqor Cismaan Buur-madow
310016548_1514046749056842_4548206385375
309898381_1514046815723502_2066875398359

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this