Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Somaliland oo mudda kordhin laba sano ah loo sameeyay

Recommended Posts

Deeq A.   

Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in mudda kordhin loo sameeyay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

Golaha guurtida Somaliland ayaa saaka fadhi ay yeesheen mudda kordhin ugu sameeyay madaxweyne Muuse Biixi kadib markii cod loo qaaday arrintaas.

Golaha guurtida ayaa sheegay in ay mudda laba sano ah ku kordhiyeen xil-haynta madaxweynaha Somaliland.

Guurtida Somaliland ayaa sidoo kale sheegay in ay dhankooda samaysteen mudda kordhin shan sanno ah.

PUNTLAND POST

The post Madaxweynaha Somaliland oo mudda kordhin laba sano ah loo sameeyay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this