Sign in to follow this  
Deeq A.

Nuxurka Kulan Madaxda Xisbiga Waddani ee dalka Maraykanka yeesheen

Recommended Posts

Deeq A.   
Xoghayayaasha Arrimaha Dibadda & Abaabulka iyo Wacyi galinta Xisbiga Waddani Md. Cisman Saxardiid Caddaani iyo Md. Abdillahi Geeljire oo safaro shaqo ugu maqnaa dalka debediisa ayaa kulamo la yeeshay Taageerayaasha Xisbiga Waddani ee dalka Canada.
Kulamadaasi ayaa layskula soo qaaday sidii dalka looga samato-bixin lahaa xaaladda adag ee Xisbiga Kulmiye iyo Xukuumadiisu galiyeen iyo doorka ay qurbo joogtu ka qaadan karto.
May be an image of 13 people and people standing

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this