Sign in to follow this  
NASSIR

Yusuf Gerad (BBC) defends the status quo of food aid diversion corruption

Recommended Posts

Abtigiis   

:D:D:D Xinnow anigu sas ma qabo adeer. Laakin nimankaa aad sheegtay hadaad ku tidhaa sheekha gabadha inoo maheriyey waa rer-Garowe, waxay ku odhan 'haddaa inaan gabadha si qaldan u qaabilo ayaan ku sigtaye, kac sheekh quman inoo doon dib baynu i meherine.

 

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

:D:D Awoowe it goes both ways. In tolka’s (read: Puntland) intelligentia vanguard, tradition has been to discount the O group politically on the basis of being uninitiated on matters of governance.

 

Anigu laftigaygu ma qabo sidaa, but SOL is giving me a body of data that partially suggest said intelligentsia’s conclusion. Soo kaa Farax Lascano tegey maaha :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

But Faarax's move, I thought breaks with the tradition. Who expected him to do that? :D

 

Arintaa Intellegentia Vanguard'du base ma leh sababtoo ah Tolku wuxuu Govern gareeyo mabahayo? Horta aan Xorowno. Laakin waa laga yaaba dhinaca Jubboyinka inay run ka tahay. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ :D:D @dhinaca Jubboyinka

 

Farax has become a joke, snm :D ta ha la raaco kulahaa. Hadduu oran lahaa rag noqdo Garoowe ka go'a, waxbay ahaan lahayd awoowe

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Waxba ma ahaateen. Kolkaana waxaydun odhan lahaydeen intuu dadka walaalaha ah kala dilayo muu iska caddeystoo oo si raganimo leh u yidhaahdo Somaliland raaca! :D war hedde nin baa laga hayaa in Ilaahay lagu barto waan hoos joogay! Nimankan-siyaasada balada ku qaba waan fahmay xaalkooda.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Not really. A Darwiish state that ‘s independent of both Puntland and Somaliland has been proposed before, and he merely would’ve been supporting it if he were to endorse it. Anyone who cared to pay close attention to Sool community’s contemporary political literature would’ve detected that school of thought. But evidently Farax was not well versed with these political sentiments.

 

He was no Omer Ma’allin :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Idinku maad Khussuusiga faraha kala dhex baxdaan?

 

Sowkan khilaaf biloowday even before the ink of the agreement dried?

 

Walee intay Puntland wax ka sugayaan yayna SSC meel gaadhi. Khussusi or no khussusi.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

AT,

 

Reer SSC waa tashadeen, no more waiting to Puntland

 

Now we have:-

- Supreme Leader,

- Vice-President

- Executive Council

- Parliament (Khusuusi)

- SSC army, not long ago defended Buuro Wadal

 

 

Insha Allah soon we will free all SSC regions from invaders

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by Abtigiis & Tusbax:

Abwaan adigu wixii aad igala taliso waan dayn oo waan kuu qabsoomi.

 

Horta anigu Pirate'ka inaan ceeb u arko iyo inkale miyaa la iiwaydiiyey ilaa hadda. Armaan fikirka K'NAAN oo kale qabaaba?
:D
Markaa Pirate iyo budhcad kasta Alshabab baa ka xun, kuwa hor boodayaana Rer-big-foot ayaa u badan. So, I am not saying rer-hebel ayaa rer-hebel dhaama. Ee adigu bal magaca loo yaqaaan Faroole iyo dadkiisa kolka laga tago ee la kaftamayo maxaad odhan lahayd. Hadaba ma Rer-misko-wanaag baan nidhaahaa mise rer kaluun cunne. War ileen tanoo kale!

:D A&T sidoodaba Pirate aniga barako ilama leh, sicir barar iyo ammaan darro waxaan ahayna laga faa'iidi maayo. Haddii ay maraakiib shisheeye la dagaalayeen, hadda casharkoodii waa qaateen oo ma imaan karaan. Midda kale in Markab laga soo qabsado Salalah(Oman) iyo seychelles la tago ma habboona. Runtii waxaan is leeyahay waxaasna lama taageeri karo. Haddii aan rabno in Maraakiibta shuftada ah istaagaanna pirates-ku ha ku biireen ciidammada Soomaaliyeed.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Originally posted by Abtigiis & Tusbax:

Waxba ma ahaateen. Kolkaana waxaydun odhan lahaydeen intuu dadka walaalaha ah kala dilayo muu iska caddeystoo oo si raganimo leh u yidhaahdo Somaliland raaca!
:D
war hedde nin baa laga hayaa in Ilaahay lagu barto waan hoos joogay! Nimankan-siyaasada balada ku qaba waan fahmay xaalkooda.

:D:D:D:D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Originally posted by 'Dalmar':

AT,

 

Reer SSC waa tashadeen, no more waiting to Puntland

 

Now we have:-

- Supreme Leader,

- Vice-President

- Executive Council

- Parliament (Khusuusi)

- SSC army, not long ago defended Buuro Wadal

 

 

Insha Allah soon we will free all SSC regions from invaders

A welcome development. The last couple of days warmed my heart. From women cof Dig.il and Midh.ifle to SSC gathering in Coventry, it was all blue flag. Nice to see the basic ingredients for the revival of Somalinimo is still there. I have no doubt in the capability of the Daraawish people and I am sure they will free their land. Hopefully, the SL will know better and there will be no bloodshed. Nin walba tuuladiisa ha lagu amaan galiyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sophist   

SSC waa puntland stateyo ka mid ah; ninkii diidoow waa yeelkaa.

 

Anigu Garowe ayaan jooga maanta (by the way, this is not a town owned by one subclan) xaqiiiqaadka ka jirana si fiican ayaan uga warhayaa- qaar anigaaba wax ka abuura!.

 

Marka Khusuusi ow laa Khusuusi, wadanku waa Puntland Soolna Puntland ayey ka maqan tahay oo reer gaar ah kama maqna.

 

S

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this