Abtigiis Posted March 22, 2010 Xinnow anigu sas ma qabo adeer. Laakin nimankaa aad sheegtay hadaad ku tidhaa sheekha gabadha inoo maheriyey waa rer-Garowe, waxay ku odhan 'haddaa inaan gabadha si qaldan u qaabilo ayaan ku sigtaye, kac sheekh quman inoo doon dib baynu i meherine. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted March 22, 2010 Awoowe it goes both ways. In tolka’s (read: Puntland) intelligentia vanguard, tradition has been to discount the O group politically on the basis of being uninitiated on matters of governance. Anigu laftigaygu ma qabo sidaa, but SOL is giving me a body of data that partially suggest said intelligentsia’s conclusion. Soo kaa Farax Lascano tegey maaha Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted March 22, 2010 But Faarax's move, I thought breaks with the tradition. Who expected him to do that? Arintaa Intellegentia Vanguard'du base ma leh sababtoo ah Tolku wuxuu Govern gareeyo mabahayo? Horta aan Xorowno. Laakin waa laga yaaba dhinaca Jubboyinka inay run ka tahay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted March 22, 2010 ^^ @dhinaca Jubboyinka Farax has become a joke, snm ta ha la raaco kulahaa. Hadduu oran lahaa rag noqdo Garoowe ka go'a, waxbay ahaan lahayd awoowe Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted March 22, 2010 Waxba ma ahaateen. Kolkaana waxaydun odhan lahaydeen intuu dadka walaalaha ah kala dilayo muu iska caddeystoo oo si raganimo leh u yidhaahdo Somaliland raaca! war hedde nin baa laga hayaa in Ilaahay lagu barto waan hoos joogay! Nimankan-siyaasada balada ku qaba waan fahmay xaalkooda. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted March 22, 2010 ^^Not really. A Darwiish state that ‘s independent of both Puntland and Somaliland has been proposed before, and he merely would’ve been supporting it if he were to endorse it. Anyone who cared to pay close attention to Sool community’s contemporary political literature would’ve detected that school of thought. But evidently Farax was not well versed with these political sentiments. He was no Omer Ma’allin Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted March 22, 2010 Idinku maad Khussuusiga faraha kala dhex baxdaan? Sowkan khilaaf biloowday even before the ink of the agreement dried? Walee intay Puntland wax ka sugayaan yayna SSC meel gaadhi. Khussusi or no khussusi. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted March 22, 2010 AT, Reer SSC waa tashadeen, no more waiting to Puntland Now we have:- - Supreme Leader, - Vice-President - Executive Council - Parliament (Khusuusi) - SSC army, not long ago defended Buuro Wadal Insha Allah soon we will free all SSC regions from invaders Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted March 23, 2010 Originally posted by Abtigiis & Tusbax: Abwaan adigu wixii aad igala taliso waan dayn oo waan kuu qabsoomi. Horta anigu Pirate'ka inaan ceeb u arko iyo inkale miyaa la iiwaydiiyey ilaa hadda. Armaan fikirka K'NAAN oo kale qabaaba? Markaa Pirate iyo budhcad kasta Alshabab baa ka xun, kuwa hor boodayaana Rer-big-foot ayaa u badan. So, I am not saying rer-hebel ayaa rer-hebel dhaama. Ee adigu bal magaca loo yaqaaan Faroole iyo dadkiisa kolka laga tago ee la kaftamayo maxaad odhan lahayd. Hadaba ma Rer-misko-wanaag baan nidhaahaa mise rer kaluun cunne. War ileen tanoo kale! A&T sidoodaba Pirate aniga barako ilama leh, sicir barar iyo ammaan darro waxaan ahayna laga faa'iidi maayo. Haddii ay maraakiib shisheeye la dagaalayeen, hadda casharkoodii waa qaateen oo ma imaan karaan. Midda kale in Markab laga soo qabsado Salalah(Oman) iyo seychelles la tago ma habboona. Runtii waxaan is leeyahay waxaasna lama taageeri karo. Haddii aan rabno in Maraakiibta shuftada ah istaagaanna pirates-ku ha ku biireen ciidammada Soomaaliyeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted March 23, 2010 Originally posted by Abtigiis & Tusbax: Waxba ma ahaateen. Kolkaana waxaydun odhan lahaydeen intuu dadka walaalaha ah kala dilayo muu iska caddeystoo oo si raganimo leh u yidhaahdo Somaliland raaca! war hedde nin baa laga hayaa in Ilaahay lagu barto waan hoos joogay! Nimankan-siyaasada balada ku qaba waan fahmay xaalkooda. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted March 23, 2010 Originally posted by 'Dalmar': AT, Reer SSC waa tashadeen, no more waiting to Puntland Now we have:- - Supreme Leader, - Vice-President - Executive Council - Parliament (Khusuusi) - SSC army, not long ago defended Buuro Wadal Insha Allah soon we will free all SSC regions from invaders A welcome development. The last couple of days warmed my heart. From women cof Dig.il and Midh.ifle to SSC gathering in Coventry, it was all blue flag. Nice to see the basic ingredients for the revival of Somalinimo is still there. I have no doubt in the capability of the Daraawish people and I am sure they will free their land. Hopefully, the SL will know better and there will be no bloodshed. Nin walba tuuladiisa ha lagu amaan galiyo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sophist Posted March 23, 2010 SSC waa puntland stateyo ka mid ah; ninkii diidoow waa yeelkaa. Anigu Garowe ayaan jooga maanta (by the way, this is not a town owned by one subclan) xaqiiiqaadka ka jirana si fiican ayaan uga warhayaa- qaar anigaaba wax ka abuura!. Marka Khusuusi ow laa Khusuusi, wadanku waa Puntland Soolna Puntland ayey ka maqan tahay oo reer gaar ah kama maqna. S Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 23, 2010 Adigana waa lagu mustafeeyay sow maaha Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sophist Posted March 23, 2010 10 out 12 is good enough for anyone! Laakiin Garaadadu beryahan danbe shimbirayahow heesa ayey wadaan! S Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 23, 2010 Hadana mar dhow uun baad war kele ka maqli ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites