Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Somalian Radio Station In Puntland Comes Under Attack

Recommended Posts

Som@li   

Putting the head of Horseed Media behind bars was not enough.

 

Those pirates will do anything to silence the media.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xarunta Warbaahinta Horseed Media ee Bosaso oo La Weeraray

 

Waxaa caawa weerar lala beegsadey xarunta warbaahinta Horseed Media ee magaalada Bosaso, weerarka ayaa dhacay saacaddu markey ahayd 8:20pm waqtiga Soomaaliya, waxaana xiligaas idaacadda ka baxaayey warkii fiidnimo.

 

Bomka gacanta laga tuuro ayaa lagu soo tuurey xarunta waxaana uu ku dhacay qaybta qaabilaada, oo xilgaas ahayd mid aan cidi ku jirin.

 

Weerarka ayaa waxaa soo qaadey laba dhalinyaro ah, markii ay ka baxsanayeen goobta ayaa midkamid ah shaqaalaha Horseed Media oo ka soo baxay shirkadda Isgaarsiinta ee Telecom Puntland, waxa ay wejiga isku dhufteen mid kamid ah dhalinyradii weerarka soo qaadey oo markaas qaadanaayey Baastoolad dhulka uga dhacdey, waxaana uu xabad ku soo tuurey Wiilkii Shaqaalaha ahaa kaas oo xabaddu gaarsiisey firir keliya rabbina waa ka badbaadiyey, Idaacadda Horseed ayaa si kumeelgaar ah hawada uga maqan oo la damiyey

 

Waxaa goobta soo gaarey ciidamo ka socda Booliska oo baaritaan ka sameeyey goobta weerarku ka dhacay ee Horseed Media, sidoo kale waxaa goobta soo gaarey dadweyne aad u faro badan oo la yaaban dhacdadan iyo ujeedada ka danbeysa.

 

 

Maamulka Horseed Media

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this