Jacaylbaro Posted October 19, 2010 [ November 25, 2010, 10:35 AM: Message edited by: Admin ] Quote Share this post Link to post Share on other sites
Beer-Gaal Posted October 19, 2010 Our Imam Foroole is the only known enemy of Horseed Media ,so my guess is, the old man is in ACTION!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted October 19, 2010 Putting the head of Horseed Media behind bars was not enough. Those pirates will do anything to silence the media. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 19, 2010 Xarunta Warbaahinta Horseed Media ee Bosaso oo La Weeraray Waxaa caawa weerar lala beegsadey xarunta warbaahinta Horseed Media ee magaalada Bosaso, weerarka ayaa dhacay saacaddu markey ahayd 8:20pm waqtiga Soomaaliya, waxaana xiligaas idaacadda ka baxaayey warkii fiidnimo. Bomka gacanta laga tuuro ayaa lagu soo tuurey xarunta waxaana uu ku dhacay qaybta qaabilaada, oo xilgaas ahayd mid aan cidi ku jirin. Weerarka ayaa waxaa soo qaadey laba dhalinyaro ah, markii ay ka baxsanayeen goobta ayaa midkamid ah shaqaalaha Horseed Media oo ka soo baxay shirkadda Isgaarsiinta ee Telecom Puntland, waxa ay wejiga isku dhufteen mid kamid ah dhalinyradii weerarka soo qaadey oo markaas qaadanaayey Baastoolad dhulka uga dhacdey, waxaana uu xabad ku soo tuurey Wiilkii Shaqaalaha ahaa kaas oo xabaddu gaarsiisey firir keliya rabbina waa ka badbaadiyey, Idaacadda Horseed ayaa si kumeelgaar ah hawada uga maqan oo la damiyey Waxaa goobta soo gaarey ciidamo ka socda Booliska oo baaritaan ka sameeyey goobta weerarku ka dhacay ee Horseed Media, sidoo kale waxaa goobta soo gaarey dadweyne aad u faro badan oo la yaaban dhacdadan iyo ujeedada ka danbeysa. Maamulka Horseed Media Quote Share this post Link to post Share on other sites