Sign in to follow this  
Deeq A.

Waaberi Gobolka Sool oo keliya ayuu 20% ka heli karaa hadii doorashada xisbiyada/ururadu la soo hormariyo & Hadii labada doorasho mar la wada qabtoba….Muj.Cali Guray

Recommended Posts

Deeq A.   
Waaberi Gobolka Sool oo keliya ayaan rumaysanagay in 20% uu ka heli karo hadii doorashada xisbiyada/ururadu la soo hormariyo iyo xataa hadii labada doorasho mar la wada qabto. Urur kale uu hogaaminayo Saleebaan Xagle toosiye, oo siyaasadda uga soo horeeyay Ataash ayaa isaguna jira oo laga yaabaa in uu ka badsan karo.
guray-4.jpg
Hadii ta madaxtooyadu soo horayso ka dib waa suurogal in wax iska bedeli karaan xaaladda. Maaha Waaberi uun ee waa dhibaato ururada hor taagan inta doorashada madaxtooyada taagan tahay ee aan la kala food qaadin. Waa sida ay ila tahay hadii aanan qaldanayn oo madaxwayne ayaa la isku haystaa dadkuna ay musharixiinta xisbiyada kala taageersan yihiin. Markaa doorashada ururada waxa daboolaysa doorashada madaxtooyada.
Siyaasi Cali Guray.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this