Sign in to follow this  
General Duke

Kismayu: Hiiraale clan all we ever got from Kismayu is death lol

Recommended Posts

SOURCE

 

Faallo: Waxaan dhimasho ahayn ..... kalama kulmin Kismaayo

 

Posted by Abu-raas

Monday, July 02 @ 06:15:25 PDT

 

 

Tan iyo waagii ay beesha...... ay gacanta ku dhigtay gacan ku haynta magaalada Kismaayo 8 sano ka hor ayay Kismaayo ahayd mid ku jirta walaahow iyo iska dabawareeg. Beesha.... kumay aysan guulaysan inay ka faa'iidaystaan khayraadka dhex ceegaaga magaalada kismaayo, dad kalena umaysan ogolaan inay wax ka yiraahdaa.

 

Soomalidu waxay ku maah-maahdaa "ama tala keen ahow ama tala raac". ......oo ah dad dagaal u joog ah haysashada Kismaayo waxba kuma aysan soo kordhin. Shakhsiyaad iyagu dano gaar ah leh mooyaane, ....... waxaan dhimasho iyo colaad ahayn Kismaayo kalama uusan kulmin.

 

Kismaayo waa magaalo ay ku nooshahay qowmiyado aad u tiro badan. Qowmiyadahaas oo taariikh ahaan ka fac wayn beelaha ku hardamaya gacan ku haynteeda ayaa ah kuwo iyagu wax xuquuq ah anaan ku lahayn lagalana tashan maamulka Magaalada.

 

Dhurwaa daalay dagaalkiisaa loo tagaa waa waxyaabaha aan anigu shakhsiyan saadaaliyey inay dadkani noqon doonaan, hadaan loo ogolaan xuquuqdooda.

 

Sheegashada Kismaayo anagaa leh, waxba tari mayso hadaan waxba laga faa'iidayn. Dhulka ilaah baa leh, nacfigiisana inta ku dhex nool baa leh. Haddii aanan waxba la manaafacadayn sheegashadiisu wax micno ah samayn mayso.

 

Ilaa iyo hadda waxaa Kismaayo dhex yaaca maleeshiyo beeleed aanan cidina ka amar qaadan oo ku raran qoryo waawayn. Caadadoodu waa inay habaynkii oo dhan soo jeedaan, intii dhib dadka ugu filana gaysta. Mararka qaarkood waxaabad is dhahaysaa dadkan inay wax maamulaan loogumaba talagalin inay dagaalamaan mooyaane.

 

Hadaba aan is waydiino shakhsiyaad fara ku tiris ah mooyaane..... muxuu kala kulmay Kismaayo?. Anigu jawaabtaydu waa "WAXBA, DHIMASHO KALIYA".

 

Abu-raas

Nairobi

Gedoweb Online

Share this post


Link to post
Share on other sites

We got it from the horses mouth. They can build nothing nor contribute to the city. All they gained was death and more is to come.

 

iyo waagii ay beesha...... ay gacanta ku dhigtay gacan ku haynta magaalada Kismaayo 8 sano ka hor ayay Kismaayo ahayd mid ku jirta walaahow iyo iska dabawareeg. Beesha.... kumay aysan guulaysan inay ka faa'iidaystaan khayraadka dhex ceegaaga magaalada kismaayo, dad kalena umaysan ogolaan inay wax ka yiraahdaa.

lol The one thing I would add is they never controlled the city it was the twins of Galgaduud who brought the drought to Shabble and Juba's/ ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this