Deeq A. Posted September 28, 2022 Dalka Britain, xildhibaan ka tirsan xisbiga mucaaradka ee shaqaalaha ayaa xisbigeedi uu shaqo joojin ku sameeyey kadib markii ay hadallo cunsuriyadi ku dheehan tahay ku ugu yeedhay Xoghayaha Maaliyada Britain, iyada oo khudbad ka jeedinaysa kulan uu xisbigeedu lahaa. Xildhibaanadan oo waalidkeedu kasoo jeedo dalka Bangladesh ayaa wasiirka ay kula kacdey hadallada cunsuriyada ah waalidkiis kasoo jeedaan dalka Ghana ee Galbeedka Afrika. Source Share this post Link to post Share on other sites