Sign in to follow this  
Deeq A.

Dekedda Magaaladda Berbera kama shaqayn doonan xamaal ama qof alaabta roga….Jaamac Muuse Jaamac

Recommended Posts

Deeq A.   
Dekedda Magaaladda Berbera kama shaqayn doonan xamaal ama qof alaabta roga, waxaa shaqayn doona Robit shaqaalahana waa la dhimi doona “.
Jaamac Muuse Jaamac Guddoomiyaha Xarunta Dhaqanka ee hargeysa ayaa sidan sheegay mar uu hadal ka jeedinayey xafladda qalinjabinta  jaamacadda ADMAS.
jaamac.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this