Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Somalia oo ka degay Adis Ababa + Abiy Axmed oo soo dhaweeyay+Sawirro

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Somalia oo ka degay Adis Ababa + Abiy Axmed oo soo dhaweeyay+Sawirro

Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa maanta ka degay magaalada Adis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya.

Ra’isul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed iyo xubno la socda ayaa madaxweyne Xasan Sheekh si weyn ugu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Adis Ababa, waxaana madaxweynaha iyo wafdigiisa loo galbiyay xarunta madaxtooyada Itoobiya.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan xasaasi ah la qaadan doona Ra’isul Wasaare Abiy Axmed,

Safarka madaxweyne Xasan Sheekh ku tagay magaalada Adis Ababa ayaa noqonaya kii ugu horeeyay uu dalkaasi ku tago, waxaana safarkan uu imaanaya xilli uu mugdi galay xiriirkii ka dhaxeeyay dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya.

FB_IMG_1664353313536-1024x683.jpgFB_IMG_1664353315763-1024x682.jpgFB_IMG_1664353317891-1024x683.jpgFB_IMG_1664353320182-1024x683.jpgFB_IMG_1664353323112-1024x683.jpg

 

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this