Sign in to follow this  
Deeq A.

Mas’uuliyiin Heer Federaal ah oo gaaray gobalka Hiiraan

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaan Maxamed Ibraahim Mucalimuu, ayaa gaaray magaalada Buulo-burte ee gobalka Hiiraan, halkaas oo uu kaga qayb galayo howlgallada la dhanka ah ururka Al-shabaab.

Mucalimuu ayaa sheegay in ay ka qayb galayaan howlgalka ay iska kaashanayaan ciidamada dowladda iyo dadka deegaanka ee ka socda gobalka Hiiraan.

“Inshallah waxaan ka shaqeyn doonnaa sidii go’doonka aan uga saari laheyn deegaanada uu cadowgu go’doomiyay, dhalinyarada deegaankana loo abaabuli lahaa,” ayuu yiri xildhibaan Mucalimuu

WhatsApp-Image-2022-09-28-at-03.48.54.jp WhatsApp-Image-2022-09-28-at-03.48.55.jp WhatsApp-Image-2022-09-28-at-03.48.55-1. WhatsApp-Image-2022-09-28-at-03.48.56.jp

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this