Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo maanta Garoowe ku wajahan

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan oo ku maqnaa safar dibadda ah ayaa maanta  ku wajahan caasimadda Garoowe.

Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa muddooyinkii danbe ku sugnaa waddanka Imaaraatiga Carbeed ee UAE halkaas oo uu hawla shaqa u joogay.

Soo dhowaynta Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland ayaa laga dareemaya magaada Garoowe waxaana saaka garoonka ku sugan mas’uuliyiin iyo dadweyne kala duwan.

PUNTLAND POST

The post Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo maanta Garoowe ku wajahan appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this