Sign in to follow this  
Deeq A.

Hirshabeelle: Yuusuf Dabageed oo wasiir shaqada ka joojiyay

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_16641302208469280.jpg

Madaxweyne Ku-xigeenka Hirshabeelle ahna kusimaha Madaxweynaha Yuusuf Axmed Hagar (Dabaheed) ayaa shaqo ka joojin ku sameeyay Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Hirshabeelle.

Qoraal ka soo baxay madaxtooyada Hirshabeelle ayaa lagu sheegay in shaqo joojin lagu sameeyay Wasiirka Caafimaadka Sakariye Maxamed Axmed Nuur, oo lagu eedeeyay kutakrifal awoodeed iyo hubsiimo la’aan mas’uuliyadeed.

Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle ayaa faray Waiir ku-xigeenka Wasaarada Caafimaadka inuu sii wado shaqada Wasaaradda.

FB_IMG_16641301002696035.jpg

PUNTLAND POST

The post Hirshabeelle: Yuusuf Dabageed oo wasiir shaqada ka joojiyay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this