Sign in to follow this  
Deeq A.

Diyaarada Turkiga ee Bayraktar TB2 oo ka qaybqaadatay dagaalka Al-shabaab

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_16641317798996799.jpg

Diyaarada Turkiga ee Bayraktar TB2 ayaa ka qaybqaadatay duullaanka lagu qaaday Al-shabaab ee ka socda koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya.

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa xaqiijiyay arrintan, waxaana sidoo kale sawir lagu baahiyay barasha bulshada laga arkayay diyaarad Bayraktar TB2 oo ka qaybqaadanaysa dagaalka ka dhanka Al-shabaab.

Waa markii ugu horreysay oo diyaarada Tirkiga ee Bayraktar TB2T ay ka qaybqaadato dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab, horay waxaa uga qaybqaadan jiray diyaarada aan duuliyaha la ahayn ee Mareykanka.

PUNTLAND POST

The post Diyaarada Turkiga ee Bayraktar TB2 oo ka qaybqaadatay dagaalka Al-shabaab appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this