Sign in to follow this  
Deeq A.

Saleebaan Gaal oo war cusub u sheegay golaha Guurtida,Warqad ka soo gaadhey Madaxtooyadaa oo….

Recommended Posts

Deeq A.   
Guddoomiyaha golaha guurtida Somaliland, Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa mudanayaasha ku wargeliyay inay maalinta berriya yimaadaan iyaga oo sidan ka buuq iyo sawaxan yar.
Haddalkan guddoomiyaha ayaa ku soo beegmaya xilli khilaafkii arrimaha doorashooyinka ee dalka ka jiray uu ku soo ururay xarunta golaha guurtida.
Sidoo kale wararka aanu ka helayno xildhibaanada aqalka guurtida ayaa sheegaya in waraaqdii mudda kordhintu soo gaadhay xarunta golahaasi.
308597785_639037757854921_19059863210421
308730359_639037787854918_59382444210786
308588985_639037841188246_45182418359086
308727014_639037887854908_18048338098813
103103
19 Comments
4 Shares
Like

 

Comment
Share

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this