Sign in to follow this  
Deeq A.

Baabuur weyn oo galay Meherado Ganacsi oo Ku yaalla Gudaha Hargeysa+Khasaaraha

Recommended Posts

Deeq A.   
Shil baabuur ayaa ka dhacay iskoyska qudhac-dheer kadib markii gaadhi nooca waaraadku uu noday bilaa bireeg kadibna uu galay meherado ganacsi .
Laba qof ayaa ku dhaawacmay , mana jirto dhimasho , halka meherado badan ku bur bureen. bilo ka hore shil noocana oo sababay ayaa halkan ka dhacay.
307386940_3339581776368144_2399810399665
306136074_3339581826368139_3952403317218
307283136_3339581886368133_8083034796175
307462261_3339581963034792_1207848832212

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this