Deeq A. Posted September 24, 2022 Saaka & Bacda Madow “Beersoosha” Bacda Madow Ee Beersoosha ayaa saaka Somaliland laga bilaabay in laga gooyo Gadiidka, Ciidamada taagan Isgoysyada kala duwan ee Caasimada ayaana gadiidka Bacda leh ka jarjaraya. Bacda Beersoosha ayaa ka mid ah badeecadaja ka soo dega Dekkada Berbera lagana soo geliyo xuduudaha dalka iyadoo la cashuuro sidoo kalena waxa lagu Iibiya Dukaamada Spare parts Gaadiidka iibiya. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites