Sign in to follow this  
Deeq A.

Siyaasadda hadii laga saaro 7 arrimood waxay noqon lahayd samofal & Danguud.

Recommended Posts

Deeq A.   

Siyaasadda hadii laga saaro 7 arrimood waxay noqon lahayd samofal & Danguud.

1. Beenta & Khiyaamada.
2. Tuugada & Xatooyada Xoolaha dadwayne.
3.Kibirka, Istuska & iscajabinta iwm.
4. Aargoosiga ka faaiidaysiga awoodda.
5. Kudanaysiga & qaraabokiilka.
6. Eexda & Dulmiga.
7. Damaca aan dhamaad lahayn.
Dhamaan waa arrimo ay shareecadu xarimtay oo cadaab aakhiro lagu mutaysankaro.
Qofka calaamadahaa leh marka uu awoodda xilka waayo dadka dhexdooda wuxuu ka noqdaa qof aan qiimo iyo qadarin loo haynin.
من اخلاقيات السياسة الشرعية
W/Q Cabdirashiid Baaxeer.
May be an image of 1 person

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this