Deeq A. Posted September 22, 2022 Madaarka Berbera ? Shirkadda Maamusha Madaarka Duulimaadyada Berbera, waxa ay shaqaalahaha ku wargelisay in qof kastaa shaqeeyo 15 maalmood Bishii, mushaharkana la dhimayo 50% tirada guud ee shaqaalaha Madaarka Berbera waa 82 qof, muddada sannadka ah ee Madaarku furraa wax shaqa ah lama qaban, waxa ugu danbaysay Dulimaadkii Bishii 11- 2021 furitaanka Madaxweynuhu ku tagey, Madaarka Berbera Saamayn kuma laha Ha’ayadda Maamulka Madaarada Somaliland, waxaanu ku baaqaynaa in la … See more Mohamed Sidik – Dhamme Qaran News Share this post Link to post Share on other sites