Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Puntland oo kulan gaar ah ugu yeeray Guddoonka Baarlamanka

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni iyo Guddoonka Baarlamanka ayaa kulan gaar ah oo albaabadu u xiran yihiin Caawa  ku yeelanaya Xarunta Madaxtooyada Garoowe.

Ilo wareedyo ka tirsan Madaxtooyada Puntland ayaa xaqiijinaya kulanka Madaxweynaha iyo Guddoonka Baarlamanka.

Inkasto aysan weli soo bixin xogta la xiriirta Ajandaha kulankan haddana Labada dhinac ayaa la rumaysan yahay in ay ka wada-hadlayaan arrima siyaasadeed.

PUNTLAND POST

The post Madaxweynaha Puntland oo kulan gaar ah ugu yeeray Guddoonka Baarlamanka appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this