Sign in to follow this  
Deeq A.

Xoghayaha Guud ee Waddani oo si Farshaxnimo ah ugu jawaabay Maareeyaha Hayada Madaarada S/land “Inta maanku gaajaysanyahay guuli waa weli”

Recommended Posts

Deeq A.   
Inta maanku gaajaysanyahay guuli waa weli” ~Hadraawi.
Qore : Khadar Xuseen Cabdi ,Xoghayaha Waddani.
Sababaha aan halganka siyaasadda ugu jiro, Xisbiga aan ka midka ahay xukuumaddiisuna ay tirtiri doonto waxaa ka mid ah, in la xoreeyo maanka dhalinteenna xilalkii ay xaqa u lahaayeen looga dhigay, shaqo ay ku heleen aflagaadada ciddii beeshooda ah ee xukuumadda ka aragti duwanaata.
Waa midhaha siyaasadda magaagtay ee gacanyareyaasha hoose ee madaxweynuhu ay qofka ku canaanayaan, sababta aanu ugu jawaabin hadba qofka beeshiisa ah ee hadla. Taas oo keenta in canaan ka yaabku uu hadlo, xitaa isaga oo aan faham ka haysan mawduua laga hadlayo.
Waa halkii Michelle Obama e, ‘Kuwa aanu is haynnaa mar kasta oo ay liidasho hoos ugu sii degaan, annagu kor baanu u sii kacnaa‘.
306757737_1505823906545793_2371886111562
307990164_1505823786545805_1914328907214

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this